Xildhibaan lagu tuhmay inuu maleegay dil Madaxweyne oo xabsi loo taxaabay

Dowladda Jamaica ayaa xabsiga dhigtay nin horay uga tirsanaa aqalka senetka dalka Haiti oo looga shakiyey dilka madaxweynihi Haiti ee Jovenel Moise oo dhowaan weerar qorsheysan lagu qaarajiyey. Afhayeenka ciidamada amniga gaarka ah ee Jamaica Dennis Brooks wuxuu sheegay John Joel Joseph in Jimcihi la xiray, uuna ku socdo baaritaan. Boolisku ayaa horey xiray shaqsiyaad … Continue reading Xildhibaan lagu tuhmay inuu maleegay dil Madaxweyne oo xabsi loo taxaabay